Himilada iyo Mabaa’diida

  • Himiladeenna:

Inaan qeyb ka ahaano  dhismaha qaranka anagoo tixraacayna nidaamka casriga ah ee canshuuraha, maamul hufan,  iyo kor uqaadida u hogaansanaanta sharciga si is-xilqaan ku dhisan.

  • Hawl-galkeena:
  • Inaan soo saarno nidaamka casriga canshuuraha.
  • Inaan ka dhigno u hogaansanaanta sharciga mid fudud.
  • Inaan sharciga u fulino si xaq ah.
  • Inaan bixino adeeg tayo leh.
  • Inaan si joogta ah sare ugu qaadno xirfadda shaqaalaheena, aana dhisno shaqaale haybad leh, oo dhiiri gashan.
  • Mabaa’diideena dhextaalka ah:
  • Hufnaan
  • isla xisaabtan
  • Dhaga Nugeyl
  • Haybad
  • Hal-abuur
  • Wada shaqeyn