FINANCIAL MANAGEMENT LAW-PFM
this law is called the General Financial Management Act.
ujeeddada sharcigaan waa maamulka dhamaan arrimaha la xiriira maareynta maaliyadda guud ee jamhuuriyadda federaalka somaliya, wuxuuna dejinayaa mabaadi’da asaasiga iyo habraacyada diyaarinta ansixixinta iyo fulinta miisaaniyadda qaranka, kormeerka gudaha, xisaabaadka, warbixinnada iyo dabagalka dakhliga, kharashka,
rasumaalka iyo deymaha, sidoo kale maareynta guud iyo damamaanadaha xukumadda.
Download here