FOOMKA KAA CAAWINAAYO IN AAD ISKA DIWAAN GELISO SYSTEMKA FURDOOYINKA SOOMAALIYA EE SOMCAS

Hadii aad dooneeysid in aad iska diiwaan galiso systemka furdooyinka soomaaliya waxaa laga baahan yahay qodobadaan soo socda:-

  1. waa in aad Buuxisaa foomka diiwaan gelinta
  2. Shatiga Wasaaradda Ganacsiga oo ah soo daji ama dhoofiye iyo wixii la mida
  3. TIN number oo ah Tax Identification Number oo bixiyo Xafiiska Canshuuraha Bariga Wasaaradda Maaliyadda
  4. Passport ama Warqadda dhalashada iyo sugnaata dowladda hoose
  5. hal sawir oo size passport
SOMCAS-REGISTARTION-FORM

Halkaan kala deg