
TABABARKA DALAALIINTA SHIRKADDAHA DALKA WAXKEENA IYO KU WAX DHOOFIYA
HALKAN KA AKHRI WARBIXINTA DHAMAYSTIRAN
HALKAN KA AKHRI WARBIXINTA DHAMAYSTIRAN
Hadii aad dooneeysid in aad iska diiwaan galiso systemka furdooyinka soomaaliya waxaa laga baahan yahay qodobadaan soo socda:- waa in aad Buuxisaa foomka diiwaan gelinta Shatiga Wasaaradda Ganacsiga oo ah soo daji ama dhoofiye iyo wixii la mida TIN number oo ah Tax Identification Number oo bixiyo Xafiiska Canshuuraha Bariga Wasaaradda Maaliyadda Passport ama Warqadda
The Single Administrative Document (SAD) is used to control the import andexport of goods into and out of the Federal Republic of Somalia. The SADincludes data that will be used as the main source of national trade statistics. AsCustoms reform develops, the SAD will include data that will calculate and collecttaxes and duties. Single Administrative
The Cargo Manifest is a document used to account for all cargo on board atransporting vessel into or out of a Customs territory. The declaration of theCargo Manifest to Customs is referred to as the Summary declaration. In a bid toincrease Customs efficiency, through Information communication Technology.Somali customs have introduced a system called Somali Customs
SHARCIGA MAAREYNTA MAALIYADDA PFM LAW sharcigan waxaa loogu yeerayaa sharciga maaraynta maaliyadda Guud.ujeeddada sharcigaan waa maamulka dhamaan arrimaha la xiriira maareynta maaliyadda guud ee jamhuuriyadda federaalka somaliya, wuxuuna dejinayaa mabaadi’da asaasiga iyo habraacyada diyaarinta ansixixinta iyo fulinta miisaaniyadda qaranka, kormeerka gudaha, xisaabaadka, warbixinnada iyo dabagalka dakhliga, kharashka,rasumaalka iyo deymaha, sidoo kale maareynta guud iyo damamaanadaha
The Single Administrative Document (SAD) is used to control the import andexport of goods into and out of the Federal Republic of Somalia. The SADincludes data that will be used as the main source of national trade statistics. AsCustoms reform develops, the SAD will include data that will calculate and collecttaxes and duties. SAD completion
Kulankii ugu horreeyay ee kooxda farsamada ee ka shaqeysa falanqaynta qorshe howleed wadashaqeynta FGS-FMS ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Tani waa qayb ka mid ah dib-u-habeynta iyo hannaanka casriyeynta kastamka ee Soomaaliya.
Xuquuqda daabacaadda © 2020. MoF, Federal Government of Somalia.